kehitysyhteistyöesite kielet - Suomen Somalia

Finnish Somalia Network is an ideologically, politically and religiously
independent umbrella organization. It works as a co-operative body for
organizations that conduct development co-operation in Somalia. The
Network was founded in 2004.
Finnish Somalia Network is an expert organization which offers its member
organizations peer support, training and advice. It also provides seminar,
consultation and information services and publishing activities which
include an electronic journal called Afrikan Sarvi – Horn of Africa.
The Network, together with its member organizations, executes development
projects in different areas of Somalia. It also aims to facilitate the work done
by different NGOs to promote peace and development in Somalia.
Membership of Finnish Somalia Network is open to both organizations
and individuals who want to promote the aims of the association.
Contact us – become a member!
Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida ee Finland waa dalad ay ku
midoobeen ururo mabda’ ahaan, diin ahaan iyo siyaasad ahaanba u madax
banaan. Shabakaddu waa unur xidhiidhiya ururada Soomaaliya ka fuliya
mashaariicda ama qorshaynaya inay fuliyaan mashaariic horumarineed.
Shabakadda waxaa la aasaasay sanaddii 2004.
Shabakaddu waa urur khabiir ah, kaasoo siiya ururada xubnaha ka ah
taageero aqoon korodhsi iyo talobixin. Waxaa intaa dheer shabakaddu
waxay qabanqaabisaa seminaarro, talobixin, adeegyo warbixinneed iyo
qormooyin muhim ah. Shabakaddu waxay daabacdaa wargeys electronic
ah oo layiraahdo: Afrikan Sarvi – Horn of Africa Journal, kaas oo beegsada
akhristayaal baahsan.
Shabakadda iyo ururada xubnaha ka ahiba waxay gobalada kala duwan ee
Soomaaliya ka fuliyaan mashaariic hurumarineed oo kala gadisan.
www.somaliaverkosto.fi
www.afrikansarvi.fi
Hadafyada dalladda waxaa kamid ah fududaynta hawlaha ay qabanayaan
ururada aan dawliga ahayn oo ka qaybqaadanaya arrimaha la xiriira
nabadda iyo horumarinta Soomaaliya.
Xubin ka noqoshada shabakadda way u furantahay cidkasta. Ururkastaana
xubin wuu ka noqon karaa, qofkii doonaya in uu si shakhsiya uga
qaybqaato arrimaha shabakaddu waddo, xubin wuu ka noqon karaa
shabakadda.
Nala soo xiriir oo xubin ka noqo Ururka Shabakadda Finnishka iyo
Soomaalida ee Finland.
on
i
t
a
r
e
p
o
o
ent C
m
p
o
l
e
v
NEED
I
e
R
D
A
M
U
R
O
IGA H
H
S
A
A
K
S
I
HAWLAHA
Desertification is a big challenge in Somalia. Somalia’s fragile ecosystem
has been hit hard, especially in the last two decades due to climate change
and war. Dryness and floods have increased at the expense of forests and
grassy areas, causing famine and a decline in living conditions, and the
charcoal trade exacerbates the situation.
SAHANSAHO – AGAINST DESERTIFICATION IN SOMALIA
The Finnish Somalia Network addresses these issues with its two projects,
which aim to stop desertification and enhance the wellbeing of people and
the sustainable development of the environment. New cooperation networks
are created between different communities, and women and minority groups
are especially encouraged to participate. The projects are supported by the
Ministry for Foreign Affairs of Finland, and the Viikki Tropical Resources
Institute (VITRI) is an important partner which provides environmental
expertise.
• Three environmental centres and tree nurseries
Xaalufintu waa caqabad weyn oo Soomaaliya soo wajahaysa. Iyadoo
habdhismeedka ecologi ee Soomaaliya uu awalba nuglaa ayay saamayn
wayn ka soo gaadhay isbadalka cimilada iyo dagaaladii sokeeye ee 20-kii
sano ee u danbaysay Soomaaliya ka socday. Waxaa sii yaraanayay kaymaha
iyo cawska, waxaana badanayay abaaraha iyo daadadka, taasoo sababtay
macaluul iyo hoos u dhaca xaaladaha nololeed. Ganacsiga dhuxusha
ayaa xaaladdii nuglayd ee xaalufinta uga sii daray. Ururka Shabakadda
Finnishka iyo Soomaalida ee Finland si uu uga hortago dhibaatooyinkaas
degaaneed, waxuu qorsheeyay laba mashruuc horumarineed. Ujeedooyinka
mashaariicdu waa in la joojiyaa nabaadguurka, korna loo qaaddo heerka
nolosha bulshda, iyo hirgalinta horumar deeggaanka ah oo waara.
The Sahansaho project is active in three places: Adado, Buhodle and Galkayo in
Central and Northern Somalia.
Project activities:
• Training and media campaigns on environmental issues
• Joint seminars for partner organizations
• Enhancing the use of energy saving stoves
Three Finnish NGOs are involved in the joint project: Puntland Community (PC), Sool,
Sanaag and Hawd Development Association (SSHDA) and Somali Social Development
Association (SSDA).
In Somalia the project is executed by three partner organizations: Homboboro Relief
and Rehabilitation Organization (HRRO), Nomadic Development Organization (NDO)
and Tanaad Relief and Development Organization (TARDO).
SAXANSAXO – KA HORTAGGA NABAADGUURKA SOOMAALIYA
RAMAAD – ENVIRONMENT RELIEF PROJECT IN SOMALIA
Mashruucu wuxuu ka hawl gallaa saddex goobbood: Cadaado, Buuhoodle iyo Gaalkacyo
oo ku yaalla bartamaha iyo waqooyiga Soomaaliya.
The Ramaad project sites are Afmadow, El-Adde and Guriel-Dhusamareeb in
Southern and Central Somalia.
Hawlaha mashruuca:
Project activities:
• Hirgallinta saddex xarummood oo dhirta mashruuca lagu kobciyo (nurseries),
tababarna dadka lagu siiyo
• Increasing the use of energy-saving stoves and the creation of alternative
livelihoods for charcoal traders
Dalad iskaashi oo cusub ayaa loo abuurray degmooyinka kala duwan. Gaar
ahaana waxaa fursado la siinayaa haweenka iyo dadyowga laga tirada
badan yahay iyodoo lagu dhiirigellinayo innay ka qayb qaataan hawlaha kala
duwan ee mashaariicda.
• Tababarka iyo ololaha warbaahinta ee ku saabsan arrimaha deegaanka
• Public seminars on environmental issues
• Seminaarro wadajir ah oo sanadkiiba mar la qabto ayna ka qayb qaataan 7-da urur
ee mashruuca sida wadajirkaa u wada wada, sanad kastana gobalada mashaariicdu
kasocdaan baa hadba mid lagu qabtaa
• Joint seminars for partner NGOs
Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida ee Finland waxaa
mashaariicda ka hortagga xaalufinta khibrad ahaan ka tala siinayay
machadka Viikki Tropical Resources Institute (VITRI) iyo Wasaaradda
Arrimaha Dibadda ee Finland oo bixisa kharashaadka mashaariicda.
• Kor u qaadidda isticmaalidda Burjikooyinka Tamarta Beekhaamiya
Mashruucan Saxansaxo waxaa maamula Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida
ee Finland, waxaana kala shaqeeya saddex urur oo ka howl gala Finland oo xubno ka
ah daladda iyo saddex urur oo howsha Soomaaliya ka socota fulinteed u xilsaaran.
Saddexda urur ee Finland ka howl gala waa Puntland Community (PC), Sool,
Sanaag and Hawd Development Association (SSHDA), Somali Social Development
Association (SSDA).
PROJECT SITES
IN SOMALIA
Saddexda urur ee Soomaaliya ka howlgala waa: Homboboro Relief and Rehabilitation
Organization (HRRO), Nomadic Development Organization (NDO), Tanaad Relief and
Development Organization (TARDO).
MASHAARIICDA KA
SOCDO SOOMAALIYA
Buhodle
Galkayo
Adado
Guriel-Dhusamareeb
Three Finnish NGOs are involved in the joint project: Gannaane, Sahed and
Finland-Somalia Association.
In Somalia the project is executed by three partner organizations: Action for Relief
and Development (ARD), Agro-pastoral Charity Organisation (APCO) and Sahal
Healthcare and Development Association (SAHDA).
MASHRUUCA ILAALLINTA DEEGAANKA EE SOOMAALIYA – RAMAAD
Mashruuca Ramaad wuxuu ka socdaa Afmadow, El-Adde iyo Guriceel iyo
Dhuusamareeb oo ku yaalla koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Hawlaha Mashruuca ee Soomaaliya ka socda:
• In kor loo qaaddo isticmaalka burjikooyinka tamarta lagu beekhaamiyo, iyo
in ganacsatada dhuxusha ka bayacmushtarta loo abuuro shaqooyin ay nolol
maalmoodkooda ka hellaan
• Seminaarro ku baraarujinta bulshada arrimaha deegaanka
• Seminaar wadajir ah oo loo qabanayo ururada wadashaqayntu ka dhaxayso
• Hirgelinta xurunta deegaanka iyo tabarida shaqaalaha mashruuca
El-Adde
Mogadishu
Afmadow
• Establishment of environmental centres and training of project personnel
Mashruuca Ramaad waxaa ka qaybqaadanaya Saddex urur oo Finnish ah oo kala ah
Gannaane, Sahed iyo Finland-Somalia Association.
Dhanka Soomaaliya mashruuca Ramaad waxaa ka fulinaya: Action for Relief and
Development (ARD), Agro-pastoral Charity Organisation (APCO) iyo Sahal Healthcare
and Development Association (SAHDA).