WARBIXIN KU SAABSAN HOWSHA KOOXDA KUBADA CAGTA EE WEST98 Magaca kooxda iyo meesha lagala xiriiro: HJK-j West-98/jaale iyo cadaan Madaxda kooxda: Merja Ranta-aho, [email protected], puh. 050-3028946 Tababaraha: Petteri Saarinen, [email protected], tel. 050-4386439 1.Kubiirida kooxda Kooxda marka aad rabto in aad ku biirto waa in aad kala heshiiso tababaraha iyo madaxda kooxda kowda. Ciyaaraha wuu soo booqankaraa kooxda, wuuna ka qayb qaadan karaa dhwor jeer tababarka si uu u tijaabiyo. Marka uu ciyaaraha kooxda ku biirayo waxaa laga rabaa warbixintan: Magaciisa, tariikhda dhalashada, taleefan lambar, waalidiinta meesga lagala xiriiro ja taleefanadooda. 2. Yaa loogu talagalay West98 Kooxdan waxaa ku biiri karo wiilasha dhashay 1998. Kooxda waxay ka koobantahay labo gruup oo kala heer ah, cadaanka iyo jaalaha, way isla tababartaan wayna isla ciyaaran marmar mararka kalena kala gooni ayeey u ciyaaraan. Ciyaarayaasha cusub waxay ka bilaabayaan warwalba kuwa jaalaha. Kooxda waxay ka tirsantahay ururka HJK-Juniorit ry:een waana qayb ka mid ah da’da WEST. 3. Qarashaka ciyaarta 3.1. Lacagta kooxda (ka mid ahaan ta) Ciyaareyaasha waxay bixiyaan lacagta kooxda, taas oo ah jaalaha 70€/bishii, waxaana loo bixiyaa sadex jeer sanadkii oo ah 210€ sadexdii biloodba. Cadaanka lacagatooda kooxda waa 70€/bishii oo iyadana sanadkii sadex jeer la bixin min 210/3 biloodba. Lacagta kooxda waxaa la bixiyaa sanadkii afar jeer oo u kala baxaya jannaayo ilaa maarso, april ilaa juun , julay ilaa sebtember iyo oktoober ilaa disember, marwalba bilaahaas tan ugu horeysa maalinta ugu damnbeysa waa in lacagta la shubaa(30.1, 30.4, 30.7 iyo 30.10) Lacagta waxaa lagu shubi akoonka: FI1617453500015658, akoonka waxaa iska leh HJK-j West 98 Jaalaha. Markaad lacagta shubeysid xasuuso in aad fariinta ku qortid magaca ciyaaraha aad ku shubeysid. Hadii aad rabto, waxaan kuu qorikarnaa qarasha oo qoraal ah(lasku). 3.2. HJK-j:lacagta ka mid ahaanta Ciyaarayaasha waxay bixiyaan 150€/sanadkii oo loo shubaayo ururka kooxda maamulo. HJK ayaa lasku idiin soo diri marka ciyaara uu kooxdak u biiro. 3.3. Passboorka ciyaaraha Ciyaare walba waa in uu heysto baasaboorka ciyaaraha ee Palloverko iyo caymis (informaashinka waxaad ka heli internetka laakin waxay ku qoranyihiin finnish kaliya: http://www.palloliitto.fi/palvelut/palloverkko). Baasapoorka ciyaaraha waa in sanad walba la iibsado, waana 180€ sanadka 2015 qiimahiisa. Baasaboorka ciyaaraha waxaa loo baahanyahay si loo sameeyo dalashada ciyaaraha iyo afarta lambar ee dambe, iyo taleefanka ciyaaraha ama waalidiintiisa. Markaad bixiso qarashka baasaboorka ciyaaraha, cadeynta waxaa loo soo dirayaa taleefanka ciyaaraha ama walidiintiisa. Hadii baasaboorka uusan jirin (voimassa oleva) ciyaaraha ma ka qayb qaadan karo ciyaaraha. Waxaa macal lagama maarmaan ah caymis shaqyenaayo in uu leeyahay ciyaarah (Ama baasaboorka la iibso ama shirkada caymiska gaar uga qaado). Warbixin dheeraad hadii aad u baahantahay la xiriir madaxda kooxda (Merja Ranta-aho) 3.4. Qalabka Kooxda way isla dalbadaan qalabka, waxay ka dalbadaan Stadium TeamSalesista. Ciyaare walba isaga ayaa qalabkiisa iska bixin. Warbixin kale waxaad ka heli kartaa: Anneli Miettinen, tel. 0503289311, [email protected].
© Copyright 2025