Information Kaalintaada Iyo Computerka - Warbixin Warbixin

Kaalintaada Iyo Computerka - Warbixin
Maadooyinka Lagu barto Somit ( Somali It Center)
Information
Asc wr wb walaalaha soomaliyeed
soomaliyeed meelkastoo dunida ka joogaanba
waxaan ugu bishaareynaa
ynaa Waxbarasho Tayo
Ta leh in ay heli doonaan
haduu ilaahay yiraahdo.
Waxabarashada aan kuu hayno waa inaad noqoto qof xirfad u leh
computerka maadooyinkiisa kala duwan .
Ardeyda degan wadanka Netherland
Netherland waxay casharada u qaadan
doonaan (Face to face) oo ah inay macalinka horfariistaan.
Laakiin ardeyda degan wadamada yurub & Noord amerika waxaan u
haynaa fursad ah hadii ay hayaan Group Students - Koox ardey ah
meesha joogaan ayaa loogu tagi doonaa
doo
inshalaah waxaa kaa xigta
kaliya waa inaad Email soo dirta kaliya oo aad la xiriirto maamulka
Somit Learning Center.
COMPTIA
Maadooyinka Lagu barto Somit ( Somali It Center)
More information >> [email protected] >>>Macalinka >> Call : 0031687331482
7331482
Page 1
Kaalintaada Iyo Computerka - Warbixin







A+ Comptia
Network+
Server+
Linux+
Windows7 MCITP
Windows 2003 / 2008 Server
ECDL – European Computer Driving Licence
 Web design
 Cisco
Magaalooyinka waxbarasha ka bilaabi doona inshalaah
liiskooda hoosta ku yaala.




Nijmegen
Eindhoven
Tilburg
Rotterdam
Shaqo Helid
Shaqo u raadin dadkeena iyo sida ugu fudud aan kuugu siin karno
koorso waxbarasho
xirfadaha aan kuu haynaa waxaa ka mid ah
 SIA qualifications and certification Security
 Heftruckcertificaat halen
 Taxi Certificaat
Waxbarashada Caruurta
 Caawinta caruurta galaaska 1 ilaa galaaska 8’aad
More information >> [email protected] >>>Macalinka >> Call : 0031687331482
Page 2
Kaalintaada Iyo Computerka - Warbixin
 Dugsiga Hoose (Basis school)
 Maadooyinka Luuqada Holandeeska iyo Xisaabta
Comptia
Maadooyinka Lagu barto Somit ( Somali It Center)




A+ Comptia
Network+
Server+
Linux+
More information >> [email protected] >>>Macalinka >> Call : 0031687331482
7331482
Page 3
Kaalintaada Iyo Computerka - Warbixin





Windows7 MCITP
Windows 2003 / 2008 Server
ECDL – European Computer Driving Licence
Web design ( Dhisida websiteyada)
Cisco
Web design ( Dhisida websiteyada)
Importing Information
 Html
 Dreamwaver
 Word Press
 Joomla
 Java
 Html
 PHP
 ASP
Course Introduction
Basic Computer Ttraining
Microsft Office





Word
Powerpoint
Excel
Access
Outlook
More information >> [email protected] >>>Macalinka >> Call : 0031687331482
Page 4
Kaalintaada Iyo Computerka - Warbixin
Barashada Afsoomaaliga
Afsoomaliga waa luuqada da'a weyn wuxuu la mid yahay luuqadaha
kale ee caalamka ka jira waxbadan ayuu kaga duwan yahay waa af
hodan ah oo erayo badan ku jiraan wuxuuna ka kooban waxyaalaaha
loo yaqaano : shaqal, shiabane , maahmaah ,gabay , sheeko,i.w.m
1- Buuga Kowaad Barashada Afsoomliga 22 Buuga Labaad
Barashada Afsoomliga 3-Buuga
3 Buuga Sadexaad Barashada Afsoomliga
4- Buuga Afaraad Barashada Afsoomliga






Barashada Shibane
Barashada shaqalada shaqal gaab iyo shaqal dheer
Sheeko xariir
Maahmaahyo
Gabayo
Taariikh iyo dhaqan
Halkudhegyo sheekooyin aad u akhrisid caruururtaada
More information >> [email protected] >>>Macalinka >> Call : 0031687331482
7331482
Page 5
Kaalintaada Iyo Computerka - Warbixin
1. La qaado caruurtaada waqti aad la hadashid, sheekooyin uga
sheekeysid isla markaas aad gabayo u sheegtid. Kuwaasi waa
maaweelo muhim ah oo carrurta ku caawinaysa iney u
diyaargaroobaan wax akhriska.
2. U akhri lana akhri caruurtaada maalin kasta. Taasi waxay
muujinaysaa maalinkasta wax u akhriga iyo waqtiga aad la qaadatid
caruurtada muhimada ay leedahay.
3. U ogolaw carrurtadu iney doortaan buugaga aad rabtaan inaad
wada akhrisataan. Tani waxay kaynaysaa xiisaha caruurtada.
4. Xulo meel raaxa leh si aad wax ugu akhridid lana fadhiso carruurta
meel u dhow. Tani dareen gaar ah ayey ku abuuraysaa xiliga wax
akhriga.
5. Codkaaga iyo habka aad sheekada uu akhriyeysid waa iney sheekada
la socdaan. Tan ayaa sheekada caruurta si weyn ugu xiiso gelinaysa.
6. Markaad buug akhrididba ka sheekee sheekadaas. Ka wada
xaajoodka musawirada iyo fikradaha muhimka ah ee buuga waxay
hore u mariyaan garashada.
7. Carruurtaadu ha arkaan adigoo akhrinayaa buugaaga, jaraa’id iyo
magasiino. Tani waxay mitaal u noqoneysaa carrurta inaad ka heshid
qiimaysidna wax akhriga.
8. Caruurtaada si joogto ah u gey makhtabada. Maktabaddu waa meel
qaayo leh oo laga heli karo buugag iyo ka badan.
More information >> [email protected] >>>Macalinka >> Call : 0031687331482
Page 6