Somaliska Qashinkaaga hab sax ah u kala soc Sida qashinka loo maamulo hab deegaanka u habboon, ayaa waxaa muhim ah in marka horeba hab wanaagsan loo kala soco. Magaalada Jönköping waxaa laga helaa fursado kala duwan oo hab sax ah qashinka wax looga qabto. Sida hoos ku tilmaaman ayaa qashinka gurigaaga u kala soci kartaa. Deyrta kala soca Daarta Qashinka halista ah Qashinka raashinka iyo qashinka kale Qashinka halista ah waxaa kamid ah Tusaale: bateeriyaasha, rinji iyo haraaga xabagga, daawada rinjiga lagu daro iwm Milkiyeha daarta wuxuu xaq ku leeyahay inuu qashinka raashinka kala soco. Haddii aad degan tahay daar waa in aad tixgelisa tilmaanta milkiyeha/ururka iskaashatada Qashinka waawayn Qashinka waawayn waa qashinka guriga oo aan lagu turi karin haanta qashinka tusaale, saabaanyada, baaskiilada, qalabka qaashinka lagu shiilo iwm Qashinka korontada Qashinka korontada waxaa kamid ah, tusaale qabooji\HKDTDERRML\HKDFXOXVTDODE\DGDWHOH¿LVKDQNDHOHNtroonikada guriga, nalalka kala noocyada kala duwan Waxyaalaha duga ah Waxyaalaha duga ah oo aan wanaagsanayn in la turo waxaa la geyn karaa goobta ”prylbodar” kuwaasoo laga helo deyraha kala socida magaalada oo tiro badan. Waxyaalaha waa la sii iibin doonaa. Maxatada dib u warshadaynta Qashinka raashinka waxaa la geliya bac xaansho laga sameeyay, qashinka kale waxaa la geliyaa bac blaastiik laga sameeyay. Qalabka uruuriyeha (Samlaren) Baateriyaasha, waxyaalaha iftiima, waxyaalaha korontada ka samaysan oo yaryar iyo rinjiga qalabka wax lagu daabaco. Taasoo xitaa aad geyn karto armaajida deegaanka (Samlaren), taasoo dukaaman tiro badan oo ku yaalan magaalada laga helo. Kartoonada iyo xaanshiyaasha Maxatooyinka dib u warshadaynta waxay ku yaalaaan 40-meeyo goobo* oo magaalada. Waxaa halkaas kala soci kartaa xaanshiyaasha, baakooyinka blaastikada, xaanshiyaasha iyo birta ka sameeysan, dhallooyinka kuwa midabka leh iyo kuwa aan lahayn ba oo gooni-gooni loo kala soca. Isla goobtaas waxaa laga hela haan loogu talagalay in bateeriyaasha yaryar lagu turo. *Haddii aad degan tahay daar waxaa marmar la hela fursad qashinka lagu kala soco aaga daarta Naseexo! Soo degso qoraal ku qoran kala socida A-Ö isagoo ah pdf www.jonkoping.se ama soo qaado barnaamijak kombyuutarka Sortera rätt i Jönköping Google play ama Appstore haddii aad qabto smartphone. TEKNISKA KONTORET Avfall [email protected] www.jonkoping.se Ma dhib badna! Tusaalooyinka noocyaha qashinka Sidee baa qashinka la yeeli doonaa? Laga soo xigsaday: www.ftiab.se www.jonkoping energi.se Qashinka raashinka Baakadaha dhalada ka samaysan ee aan midabka lahayn Baakadaha biraha ka samaysan Somaliska Baakadaha xaanshida laga sameeyay Baakadaha dhalada ka samaysan ee midabka leh Dhallooyinka iyo qasacyadaha ka samaysan dhalada aan midabka lahayn. Baakadaha blaastikada laga sameeyay Xaanshiyadaha wargeysyada/ Xaanshiyadaha dib loo celiyo Dhallooyinka iyo qasacyadaha ka samaysan dhalada midabka leh. Daboolada, daboolada dhallooyinka, birta aluuminium, daasadaha iyo khasacadaha, tubooyinka biraha ka sameeysan iwm Qashinka noocyaha kale ah Wargeysyada maalinleha iyo kuwa toddobaadyada, buugaagga waawayn, buugagga jeebka, warqadha xayeeysiinta, xaanshiyadaha iwm Aluuminiumyada iyo baakadaha biraha ka sameeysan gooni gooni ayaa loo kala sooca, kahor inta aan la dhalaalinin oo laga soo saarin soo saar cusub. Xafaayadaha, carrada yaanyuurta, kiishka huufarka, baqshadaha, tirtireha jikada, dhaladooda suufka, dharka iyo kabaha dugoobay, ciidda ubaxa (waa haddii aysan badnayn) iwm Kaddib markii goob laysugu geeyo waxyaalaha dhallooyinka ka sameeysan, ayaa la geeyaa warshad burburisa oo kala soocda. Dhallooyinka kala midabka ah waa in laka sooca maxaayeelay waxay wax yeelayaan tayada dhalooyinka cusub. Baakadaha caanaha, garoor iyo labenka, baakadaha ku jireen waxa galayda ka samaysnaa, ukunta, baakadaha, oomada, baakadaha dhexdhexaadka, baakadaha pizzada, warqadaha wax lagu duubo, bacaha xaanshida ka samaysan iwm Kaddib markii goob laysugu geeyo waxyaalaha dhallooyinka ka sameeysan, ayaa la geeyaa warshad burburisa oo kala soocda. Dhallooyinka cusub waxaa siiba lagu isticmaala baakadaha dhalada ka sameeysan. Dhalooyinka yanyada, sanduuqyada dhalada ka samaysan, dhalooyinka shaambada iwm, nacnaca iyo bataatiga, baakada qabow jeexan, tuubooyinka daawada cadayga, bac, baakadaha goomaha ka samysan, iwm Baqshadaha iwm waxaa loo tuura sida qashinada oo kale. Waxaa loo dira warshada kaddib loo roga koronto iyo shay guryaha degmada lagu kuleeleeyo. Baakadaha isku keen kahor intii aadan tuurin. Xaanshiyadaha wargeysyada goob ayaa laysugu keena kaddib waxaa la geeyaa goob lagu kala sooco kaddib laysku habeeyo. Kaddib waxaa loo rara warshad ka soo saarta xanshiyo cusub. Baakadahana biyo dhex raacsii. Baakadaha biyo raacsii kahor inta aadan tuurin. Khasacyada rahamka waa in loo celiyaa halka laga soo iibsaday. Baakadaha xaanshida laga sameeyayna waa la soo uruuriyaa, laka soocaa kaddib laysku habeeyaa kaddib loo dira warshad xaanshiyaha soo saarta. Waxaa laga saara bac iyo macdanta. Nattiijada warshadaynta waxay noqota xaansho cusub. Bacda waa in afka laga xira. Dhalooyinka iyo khasacadaha waa in ay ahaadaan faaruq. Daaboolada waa in la kala sooca, nooc kasta ha ahaadeen. Dhalooyinka rahamka waa in loo celiyaa halka laga soo iibsaday. Xilliga dib u warshadaynta waxa laga sooca bacda culus iyo baca qafiifka ah, wuxuuna soo saarka noqda bac cusub. Tusaale, saabanada, bacda wax lagu qaato, weelasha dhirt iwm. TILMAANTA KALA SOCIDA QASHINKA – SIDATAN U KALA SOC Qolofta khudaarta, miraha iyo xididaha, hilib- kalluun- iyo cuntada badda, baasto, geesaha rootiga, caleenta shaaha, haraaga ubaxa iwm. Qashinka raashinka waxaa loo dirir doonaa warshad shidaalka dabiiciga soo saarta ee ku taalla degmada Torsvik. Shidaalka noocaas ah wax la adeegsan doono basaska iyo gaadiidka Dowladda hoose. halka calamadaysan. Fiican in laga Bacda waa in laysku laablaaba. Buuxi ilaa fekero Dhalooyinka iyo khasacadaha waa in ay ahaadaan faaruq. Daaboolada waa in la kala sooca, nooc kasta ha ahaadeen. Dhalooyinka rahamka waa in loo celiyaa halka laga soo iibsaday. 2015-05
© Copyright 2025