GoteborgsOperan iyo Roda Korset waxayraadinayaan heeso shacbi

GoteborgsOperan iyo Roda Korset waxay raadinayaan
heeso shacbi oo ka kala yimid dunida dacaladeeda!
Hadda waxaad haysataa fursad gaar ah si aad noogu tilmaanto heesaha kuwaas oo lagu soo
bandhigayo masraxa Gothenburg Opera. Waxaanu ururinay naa talooyi ku sabsan heesaha
shacabka ka kalayimid dunida dacaladeeda ku waa soo dagn Goteborg. Heesaha la xusho
waa kuwa laga heesi doono masraxa hobollada caalamiga ah. Taladada mantaba soo dhiibo!
Maxaan raadinayna?
Waxaanu raadinaynaa hees shacbi uu ka timid waa
danka hooyo iyo laku heeso af kagga hooyo. Imika
ka hore waxaan ku h eesi jiray Carabi, Syria, Ingiriisi,
Kurdish, Makedoniya, Faaris, Polish, Spanish iyo
Swedish! Waa in ay noqoto heestu hees shacbi oo
aanay noqn hees oberada, mu usikada casriga ah
ama nooc kale. Uma baahnid in aad ahaatid heesaa
khib rad leh, ama aad kamid noqoto hobollada oo
aad wax ku soo biirisid ama ku taageertid. Waas
diibi kartaa wargalintaada hadii aad xiisaynayso in
aad ka mid noqoto hoballada hadii aad rabtid!
Hobollada caalamiga, 2016. Fotograf Tilo Stengel.
Sidee bay heesi caawimo u noqon kartaa?
Waxaa jiraa laba siyabood heesto uu gali karto:
In aad mailkan ku soo dirtid [email protected] waxay noqonkartaa qaab filim yar ood ka sooqaday webka ama
cod duuban ama wax kale. Fadlan noo sheeg luuqada ay tahay ama wadanka ay asal ahaan ka soo jeedo iyo wax
yar oo ku saabsan heesta.
Ku soo dhawow bandhiga heeso ururinta! Halkan waan kuwada heesnaa, waxaan ku heesnaa heesahayaga
anaga oo kooxo yar yar ah. Kafeena waanu wada cabnaa! Waxaanu duubi doonaa heesa oo dhan,
waxaanan weydiisan doonaa ka qaybgalayaasha oo dhan in ay noo sheegaan waxay heestoodu ka hadlayso.
Umana baahnid in aad haysato wax khibrad hore ah in aad heesto. Waxaa kugu filan in aad tahay geesi si aad
uugu heesto qof kale!
Bandhiga heeso ururinta
Hadma? Talaado 14 mars, kl. 17.30 – 19.15
Xaggee? GoteborgsOperan, Christina Nilssons gata,
411 04 (o dhow Nordstan)
Luqad? Kuso dhawada luuqada doontan aad haysatiin.
Waaxan ku shaqayn doono swedish iyo ingiriisi.
Waxaan kaa caawin karaa luqado kale sida ugu badan
ee suurtogalka ah.
Waa lacag laa an laakiin diiwaangelinta loo baahan
yahay.
Hobollada caalamiga, 2016. Fotograf Tilo Stengel.
Suaalo maqabta? Maad haysa talooyin ku saabsan heesah? Maad ka mid noqoni ?
Fadlan la soo xiriir! Mail [email protected]