Xerada degaanka ee Kalvudden 2015 Waa maxay xerada degaanka ee Kalvudden? Waxaad halkan xeradayada degaanka ee Kalvudden ku sameyn kartaa inaad dabaalato, asxaabtaada la baxdo, kubada ciyaarto, soo tamashleyso duurka, doon kaxeysato, farsamo gacmeed iyo qaar kale oo badan sameyso. Waxa la odhan karaa kaliya waa maalintii oo xeebta la joogo oo si waalan la isku mashquuliyo waxqabadyo badan. Waxaad degantey xerada 7, 8, 10 ama 7 maalmood iyadoo taasi ku salaysan fasalka aad dhigato, waxaanu haynaa xiliyo kala duwan oo xerada xiliga xagaaga la joogo. Xiliga 1 2015-06-16 - 2015-06-22 Xiliga 2 2015-06-25 - 2015-07-02 Xiliga 3 2015-07-05 - 2015-07-14 Xiliga 4 2015-07-17 - 2015-07-23 7 maalmood fasalka 4-5 8 maalmood fasalka 5 106maalmood f7 maalmood lk 6 7 fasalka 7-9 Kalvudden waxay ku taalaa Rimforsa dibadeeda, qiyaas ahaana meel 4 mayl Linköping u jirta. Xili kasta waxaanu diyaarinaynaa bas weyn oo aanu ku tageyno Kalvudden. Hogaamiyayaasha qaar ka mid ah ayaa raacaaya baska iyadoo hogaamiyayaasha kalena ay sii joogaan xerada oo ay idinku qaabilayaan markaad halkaas soo gaadhaan. Marka ay xiligiinii xeradu dhamaado ayaynu baska dib ugu soo raacaynaa Linköping. Waxaynu leenayan laba bas oo aynu degan nahey iyo qol weyn oo cuntada. Waxaad wadajir qol 2–7 sariirood leh ula degenaan doontaa ka qeyb qaatayaasha kale. Hogaamiyayaashuna gurigaas ayay degan yihiin, laakiin qolkooda ay leeyihiin. Markasta waxa jooga hogaamiye aad la hadli karto, xataa habeenkii, haddii tusaale ahaan ay kugu adkaato hurdadu ama aaad rabto inaad wax ka hadasho. Waxaanu haysanaa shaqaale madbakha jooga kuwaas oo sameeya cunto kasta iyagoo xataa duba mulawax dhab ah iyo iyagoo laalaaba hilibka kubada ee ay cidwalba cuni doonto. Dadka intiisa badan ee xerada jooga waxay aad u jeclaadaan cuntada! La hadal qof weyn haddii aad xiiseynayso inaad xerada aado ama haddii aad rabto inaad wax dheeraad ah ka ogaato intaanad dalban. Xerada degaanka ee Kalvudden Waxa soo abaabula anaga Fritidsverksamheten oo ka mid ah Qeybta keydka- iyo hawlaha taageerada ee Kamuunka Linköping Waxaanu ku shaqeynaynaa amarka aanu ka haysano wakaalada Carruurta iyo dhalinta inaanu sameyno hawsha xerada degaanka. Marka laga reebo in carruurta iyo dhalinyarta la siiyo hab sugan oo ay xerada degaanka ku joogaan waxa kale oo xerada muhiimkeedu yahay wadajirka, xasuus qiimoleh iyo in shakhsi ahaan la koro. Waxay noqon kartaa talaabo weyn in maalmahaa guriga laga tago. Xili kasta waxa ka shaqeeya 1–2 qof oo maamule ku xigeen, iyo dhowr hogaamiyeyaasha carruurta ah, hal dabaakh ah iyo qof kaaliye dabaakh ah. Masuuliyada ugu weyn ee waxqabadka waxa leh maamulaha iyo maareeyaha waxqabadka. Safarka sii socod iyo soo socod xerada Safarka sii socodka iyo soo socodku xerada waa mid wadajir loogu sameynaayo bas ka baxaaya Linköping. www.linkoping.se/sommarkolonier Boos xajisadaada Haddii lagu siiyo boos xerada ah, ayaad anag jooga xerada naga heli doontaa warqad cadeyn ah ugu danbeyn 6 maayo. Waxa markaa kadib aad haysataan hal todobaad oo aad ama haa ama maya ku odhanaysaan. Fiiro gaara Dalabku waa mid Kharashka Ilmaha 1-aad Ilmaha 2-aad Ilmaha 3:aad, 4:aad Xiliga 1 7 cisho 400 kr 300 kr 200 kr Xiliga 2 8 cisho 500 kr 350 kr 250 kr Xiliga 3 10 cisho 600 kr 400 kr 300 kr Xiliga 4 7 cisho 400 kr 300 kr 200 kr Dalabka (bogga. 3-4) waxa loo soo dirayaa: Kamuunka Linköping Sektionen för resurs- och stödverksamhet, Koloniverksamheten Klostergatan 24 581 81 Linköping Maalinta dalbka ugu danbeysa: 2015-04-15 La hadh bogga 1 - 2 xiliga dalabka, waxay kuu dhibyareynaysaa haddii aad nala soo xidhiidhayso. Haddii aad wax su'aalo ah qabto ama wax rabto inaad na weydiiso ayaad aad ku soo dhawaan kartaa inaad na weydiiso. Therése Hansson 013-20 71 88 [email protected] Warbixinta maareynta macluumaadka shakhsiga ( Sharciga macluumaadka shakhsiga SFS 1988-204) Macluumaadka shakhsiga lagu soo gudbiyey dalabka waxa maareynaaya Waaxda keydka - iyo hawlaha taageerada ee maareynta iyo arimaha kale ee loo baahan yahay si kiiska loo maareeyo. Maareynta waxaa sidoo kale laga yaabaa in laga sameeyo tirakoob, biilka khidmada isku soo diristiisa. Waxaad xaq u leedahay inaad hal mar sanadkii kadib markaad u soo qorato warqad saxeexan aad hesho warbixinta macluumaadka lamaareeyey. Waaxda keydka - iyo hawlaha taageerada ayay masuuliyadooda tahay inay isla markaaba www.linkoping.se/sommarkolonier saxaan macluumaadka qaladka ama marin habaabsan. www.linkoping.se/sommarkolonier Carruurta/dhalinta Magaca (ilme kasta dalab gooni ah) Lambarka shakhsiga Masuulka ilmaha Magaca masuulka ilmaha 1 Lambarka shakhsiga Lambarka dariiqa Lambarka boostada iyo meesha Telefoonka guriga Telefoonka gacanta Cinwaanka Emaylka Magaca masuulka ilmaha 2 Lambarka shakhsiga Lambarka dariiqa Lambarka boostada iyo meesha Telefoonka guriga Telefoonka gacanta Cinwaanka Emaylka Dugsiga Magaca dugsiga Fasalka Magaca bareha fasalka Warbixin isweydaarsiga dugsiga ilmaha Sida qeybta ka ah shaqadayadda aanu ku qaadanayno xeradda degaanka ee Kalvudden ayaa laga yaabaa inaanu marmarka qaarkood la xidhiidhno dugsiga ilmaha si aanu warbixin dheeraad ah uga helno awooda ilmaha, waxa uu ku xunyey iyo baahida xeradda. Taas micnaheedu waxa weeye: ”Macluumaad sir ku ah arimaha waxqabdka xerada loo soo gudbiyo dugsiga iyo in macluumaad sir dugsiga ku ah loo soo gudbiyo waxqabdka xerada. Waxaan/Waxaanu ogolaanaynaa inay waxqabadka xerada iyo dugsiga ilmaha, arimaha qaadashada awgeed ay kala qaataan macluumaad sir ahaan u yaala”. Haa Maya Anigu/anagu waxaan rabnaa inaanu wax dheerad ah ogaano Waxa anaga noo muhiim ah inaanu ogaano Xasaasiyadda-cuduradda-daawooyinka Haa Maya Haddii ay haa tahay, maxaad xasaasiyad ka leedahay? Cudurkee? Dawadee? Cuntada khaaska ah Haa Maya Hadii ay haa tahay, waa tee? Dabaalan kara: Mitir www.linkoping.se/sommarkolonier Macluumaadka kale Maxaad u soo dalbateen xerada? Sheeg xiliga xerada aad dalbanayso ee lambarada 1=1: dalabka gacanta iyo 2=2: dalabka gacanta Xiliga 1 Fasalka 4-5 Xiliga 2 Fasalka 5-6 Xiliga 3 Fasalka 6-7 Xiliga 4 Fasalka 7-9 Miyey carruurtu/dhalintu hore u yimaadeen xerada? Haa Maya Haddii ay haa tahay, sanadkee/sanadadee? Miyaa dalab loo sameeyey walaalada? Haa Maya Haddii ay haa tahay, sheeg magaca waalaaladaa iyo sanadka ay dhasheen Saxeexa masuulka ilmaha Goobta iyo taariikhda Saxeexa masuulka ilmaha ee 1 Magaca oo qeexan Goobta iyo taariikhda Saxeexa masuulka ilmaha ee 2 Magaca oo qeexan Cida biilka loo diraayo Fiiro Gaara. Is diiwaangelintu waa waajib ku qabanaaya, booska aan la isticmaalina waa lagaa qaadi doonaa lacagtiisa. Haddaad xanuunsanayso waxa la iska rabaa cadeyn dhakhtar Magaca Lambarka shakhsiga Lambarka dariiqa Lambarka boostada iyo meesha Saxeexa Magaca oo qeexan Dalabka waxa loo dirayaa: Linköpings kommun, Sektionen för resurs- och stödverksamhet Koloniverksamhet Klostergatan 24 58181 Linköping Maalinta ugu danbeysa dalabka: 2015-04-15 www.linkoping.se/sommarkolonier
© Copyright 2024