Hälsa på lika villkor? EN UNDERSÖKNING OM HÄLSA OCH LIVSVILLKOR I VÄSTRA GÖTALAND 2015 Caawinaadaada ayaan u baahan nahay! Dadwaynaha degmada Vänersborg ku nool, waxaa goor dhow la siiyay qoraal-waydiimo qarmeed oo la magacbaxay Caafimaad laga wada siman yahay Hälsa på lika villkor? Sida aan ku helno warbixin ku saabsan xaalad-nololeedka iyo caafimaadeedka dadwaynaha degmada Vänersborg ku nool awgood, ayaan waxaan u baahan nahay caawinaadiiina! Jawaab kasta magac ma laha (magacyada lama shaac-bixin doono) Aragtidiina waa muhim! Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan Detta material skyddas av upphovsrättslagen/Copyright © - Får ej användas eller distribueras av tredje parti i någon läslig form, fysikt eller elektroniskt, utan särskilt tillstånd från Vänersborgs Kommun. Indikatorgruppen Områdesutveckling Torpa Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan Caafimaadka 1. Sidee baa ku qiimayn lahayd xaalad-caafimaadeedkaaga guud? Aad bey u wanaagsan tahay Way wanaagsan tahay Waa iska sidaas Ma wanaagsana Aad bey u xun tahay 2. Ma la dhibaataysan tahay cudur raage ah, dhibaato shil kaddib, itaaldarro yar ama dhibaato caafimaadeed raage kale? Maya Haa Dhibaatooyinkaas hoos miyay u dhigaan awooda shaqaysashadaada ama ka xayiraan qabsashada hawllomaalmeedkaaga kale? Maya, marna Haa, ilaa heer Haa, aad iyo aad 3. Dhibaato la’aan ma aqrisan lartaa ereyada caadiga ee ku yaalla wargeysyada maalinleha ah? Haa, anigoo aan ookiyaale gashan Haa, haddii aan ookiyaale gashado Maya 4. Dhibaato la’aan ma la socan kartaa sheekada dhowr qof? Haa, anigoo aan qalabka maqalka adeegsan Haa, haddii qalabka maqalka aan adeegsado Maya 5. Musaafo gaaban ma ordi kartaa (qiyaastii 100 m)? Haa U gudub su’aasha 7aad Maya 6. Xaalad-caafimaadeedkaaga dartiisa ma ku dhaqaaqi kartaa dhaqdhaq kamid ah kuwa hoos ku xusan? Calaamad saar afargeysta sadar kasta. Haa a. Dhibaato la’aan hal tallaab ma qaadi kartaa? tusaale. Ma fuuli kartaa bas ama tareen b. Ma awooda socod musaafo gaaban (qiyaastii 5 daq.) adigoo socodka boobsiinaayo? c. Dhaqdhaqaaqida guriga dibadiisa awgeed, ma u baahan tahay inaad qalab adeegsato ama qof ku caawinno? 1 Maya Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan 7. Dhirirkaaga waa immisa? Sentimeter ku qor. 8. Miisaankaaga waa immisa? Tirada kilada qor. Haddii xaamilo aad tahay qor miisanka uurqaadida ka hor. sm 9. Ma qabtaa cudur kamid ah cudurrada hoos ku xusan? a) c) 10. kg Sonkoroow? b) Neefta? Maya Maya Haa, laakin wax dhibaato ah igu ma haayo Haa, laakin wax dhibaato ah igu ma haayo Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato culus Haa, laakin waa dhibaato culus Xasaasiyad? d) Dhiigkar? Maya Maya Haa, laakin wax dhibaato ah igu ma haayo Haa, laakin wax dhibaato ah igu ma haayo Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato culus Haa, laakin waa dhibaato culus Ma la dhibaataysan tahay mid kamid ah dhibaatooyinka ama calaamadaha hoos ku xusan? a) Xanuunka fudud ee garbaha ama qoorta? b) Maya Haa, laakin waa dhibaato fudud Dhabar-xannuun fudud iyo kan culus ba, misig/sin-xannuun ama xannuunka dareen-wadeyaasha? Maya Haa, laakin waa dhibaato culus Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato culus c) Xannuun fudud ama culus gacmaha, xusul, luqaha ama jilbaha? d) Madax-xannuun ama dhafoor-xannuun? Maya Maya Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato culus Haa, laakin waa dhibaato culus e) g) i) Walwal ama qoomamayn? f) Daal? Maya Maya Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato culus Haa, laakin waa dhibaato culus Dhibaatada hurdada? h) Cambaar ama finan? Maya Maya Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato culus Haa, laakin waa dhibaato culus Guuxa dhegaha (tinnitus)? j) Xajin-darrada kaadida? Maya Maya Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato culus Haa, laakin waa dhibaato culus 2 Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan k) Dhiaabata caloosha/xiidmaha ee soo noqnoqda? l) Miisan culus, cayil? Maya Maya Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato fudud Haa, laakin waa dhibaato culus Haa, laakin waa dhibaato culus Hagaagsanaanta 11. Toddobaadyadii ugu dambeeyeen ma xooq-saari kartay wax kasta oo aad samaysay? 12. Toddobaadyadii ugu dambeeyeen ma ku qanacsanayd wixii aad samaysay? Hab sidii caadiga ahayd ka fiican Hab caadiga ka badan Hab caadi ah Hab caadi ah Hab caadiga ka xun Hab caadiga ka hooseeya Hab aad caadiga uga xun Hab caadiga aad uga hooseeya 13. Walwal awgiis toddobaadyadii ugu dambeeyeen hurdo la’aan ma kugu dhacday? 14. Toddobaadyadii ugu dambeeyeen ma ku suurtoowday inaad dhibaatooyinkaaga xal u hesho? Marna Hab sidii caadiga ahayd ka fiican Hab aan caadiga ka badnayn Hab caadi ah Hab caadiga ka badan Hab caadiga ka xun Hab caadiga aad ugu badan Hab aad caadiga uga xun 15. Ma is leedahay in toddobaadyadii ugu dambeeyeen aad samaysay wax wanaagsan? 16. Toddobaadyadii ugu dambeeyeen ma dareentay faraxsanaan la’aan iyo nyadjab? Hab caadiga ka badan Marna Hab caadi ah Maya hab caadiga ka badan Hab caadiga ka hooseeya Hab caadiga ka badan Hab caadiga aad uga hooseeya Hab aad caadiga ugu badan 17. Toddobaadyadii ugu dambeeyeen ma ku suurtoowday inaad arrimo kala duwan go’aan ka gaarto? 18. Toddobaadyadii ugu dambeeyeen ma ka luntay isku kalsoonaantaada? Marna Hab sidii caadiga ahayd ka fiican Maya hab caadiga ka badan Hab caadi ah Hab caadiga ka badan Hab caadiga ka xun Hab aad caadiga ugu badan Hab aad caadiga uga xun 19. Toddobaadyadii ugu dambeeyeen hab joogto ah ma u dareentay kacsanaan? 20. Toddobaadyadii ugu dambeeyeen ma iska dhaadhicisay inaad waxba tarayn? Marna Marna Maya hab caadiga ka badan Maya hab caadiga ka badan Hab caadiga ka badan Hab caadiga ka badan Hab aad caadiga ka badan Hab aad caadiga ka badan 3 Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan 21. Toddobaadyadii ugu dambeeyeen ma dareentay inaadan dhibaatooyinkaaga ku filnayn? 23. 22. Ma la oran karaa in toddobaadyadii ugu dambeeyeen aad dareentay wax farxad lagu tilmaami karo? Marna Hab caadiga ka badan Maya hab caadiga ka badan Hab caadi ah Hab caadiga ka badan Hab caadiga ka hooseeya Hab aad caadiga ugu badan Hab caadiga aad uga hooseeya Ma dareemaysoaa imminka strees? Waxaa strees loola jeeda kacsanaan, xasillooni la'aan, neerfaws, walwall ama xoogsaarid la’aan. Marna Ilaa heer Aad ayaa la oran karaa Aad iyo aad 24. Afargeysta koox kasta istilaab ku calaamadeey, dhihida xaalad-caafimaadeedkaaga maanta aad u tilmaamayso. Dhaqdhaqaaqa: Dhibaato la’aan ayaan dhaqdhaqaaqi karaa Dhaqdhaqaayadayda dhibaato ayay ku salaysan yihiin Sariir ayaan saaran nahay Nadaafad-shaqsieedkayga: Uma baahni in nadaafad-shaqsiyeedkayga, raashin cunida ama dhar gashasada layga caawinno Si sahlan isku ma nadiifin karo ama labbisan karo Isma nadiifan karo ama iskayga dhar uma gashan karo Waxyaalaha guud ahaan aad mashquul ku tahay (tusaale shaqo, waxbarasho, hawl guri, dhaqdhaqaaqa qoyska ama wakhtilummis): Waan ku filan nahay dhaqdhaqaaqa guud ee aan mashquul ku ahay Dhibaato ayaan kala kulma qabsahada dhaqdhaqaaq-maalmeedkayga Ma qabsan karo dhaqdhaqaaq-maalmaeedkayga Xannuun culus/dhibaato: Ma qabo xannuun culus ama dhibaato Waxaan qaba xannuun aan sidaas u culusayn ama aan dhib badnayn Waxaan la dhiba nahay xannuun culus ama dhibaato Walwal/niyadjab: Kuma sugan nihi xaalad walwal ama niyadjab ku salaysan Waxaan ku sugan nahay xaalad walwal ama niyadjab ku salaysan Waxaan ku sugan nahay xaalad walwal ama niyadjab ku salaysan oo aad u culus 4 Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan 25. Laba iyo tobbankii bilood ee ugu dambeeyeen ma ku fekertay inaad dhab ahaan is-disho? Maya Haa, hal mar Haa, dhowr jeer 26. Laba iyo tobbankii bilood ee ugu dambeeyeen ma isku dayday inaad is-disho? Maya Haa, hal mar Haa, dhowr jeer Xiriirka daryeel-caafimaadeedka 27. Saddexdii bilood ee ugu dambeeyeen ma booqatay ama ma ku booqdeen dadyoowga hoos ku xusan? Waa haddii dhibaatada ama cudurka ay adiga kugu saabsan yihiin. Calaamad saar afargeys kasta. Maya a. Takhtar isbitaal jooga b. Takhtar jooga rugta daryeelcaafimaadeedka, takhtarka shirkada, takhtar iskiisa u shaqaysta iwm c. Kalkaalisada caafimaadka ee degmada d. Rugta dhallinyarada e. La taliyeha arrimaha caafimaadka f. Takhtarka dimirka g. Jimicsi-yaqaane h. Daaweyaha dabiiciga ee kalagoysyada, murqaha iyo dhabarka, daaweyaha xannuunka dhabarka iwm. i. Lagu seexiyay isbitaal Caafimaadka ilkaha 28. Waa sidee caafimaadka ilkahaaga? Aad bu u wanaagsan yahay Wuu wanaagsan yahay Ma wanaagsana mana xuma Wuu xun yahay Aad ayuu u xun yahay 5 Haa, hal mar Haa, dhowr jeer Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan Dhaqdhaqaaqa jirka 29. Laba iyo tobbankii bilood ee ugu dambeeyeen ilaa heer ma ayaa wakhtiyada firaaqada ku dhaqaaqday dhaqdhaqaaqa jirka? Haddii dhaqdhaqaaqaaga u midba xilli ku salaysan yahay sida xilliga kuleelaha iyo qaboowaha, sheeg mid dhexdhexaad ah. Ogeysiis! Hal xul istilaab/calaamad saar. Wakhtilummis fadhi ku salaysan Waxaad wakhtiga ku lummisaa wax aqris, TV-daawasho, kombyuutarka, shileemo ama wakhtilummis kale oo fadhi ku salaysan. Waa socsocota, baaskiil-wadid ama siyaabo kale u dhaqdhaqaaqa in aan ka badnayn 2 saacadood toddobaadkii. Dhaqdhaqaaqa jirka ee dhexdhexaadsan lagu dhaqaaqo xilliga firaaqada Socsocod, baaskiil-wadid ama dhaqdhaqaaq siyaabo kale ah ugu yaraan 2 saacadood toddobaadkii Badi ahaan adigoo dhididin. Waxay noqon kartaa socod ama baaskiil ku tag ama kaga imaw goob shaqo, socodyada kale, beer ka shaqayn, kalummaysasho, ciyaaraha tenniska miiska, bowling. Dhaqdhaqaaqa jirka ee dhexdhexaadsan ee hab joogto ah la qabto xilliga firaaqada Hab joogto ah ayaa ku dhaqaaqda dhaqdhaqaaqa jirka 1-2 jeer maalintii ugu yaraan 30 daqiiqado mar kasta iyo orod, dabaalashao, tennis, badminton ama dhaqdhaqaaq kale kaasoo dhidid ka keena. Dhaqdhaqaaqa jirka iyo laylin joogto ah Tusaale ahaan waxaad ku dhaqaaqda orod, dabaalasho, tennis, badminton, jimicsi iwm ugu yaraan 3 jeer toddobaadkii. Taasoo mar kasta ka kooban ugu ýaraan 30 daqiiqado. 30. Wakhtiga caadi ahaan aad toddobaadkii ku dhaqaaqdo dhaqdhaqaaqa tamar ku salaysan ama u baahan oo dareenka jirkaaga kiciyo? Tusaale. Socod boobsiis, beer ka shaqayn, qabashada shaqo guri oo culus, baaskiil-wadid, dabaalasho. Kala duwanaanshada waa suuragal, laakinse sheeg dhexdhexaad ahaan. Hal xul istilaab/calaamad saar. 5 saacado toddobaadkii ama in ka badan In ka badan 3 saacadoood, laakin aan ka badnayn 5 saacadood toddobaadkii In u dhaxayso 1 iyo 3 saacado toddobaadkii Ugu badnaantii hal sac toddobaadkii Marna Raashinka aad caadi ahaan cunto 31. a) Immisa jeer ayaa khudaarta iyo khudaarta xididaha leh cunta? Waxaa loola jeeda nooc kasta oo khudrad ah, digirta iyo kuwa xididaha leh (ka reeban baradhadaha). Waxay noqon karaan kuwa goor dhow beeraha laga soo goyay, qaboojiye ku keydsana, ku keydsanaa khasacyo iwm, kariyay, cabbitaanka khudaarka ka samaysan, maraqa khudaarta ka samaysan iwm. Kala duwanaanshada waa suuragal, laakinse sheeg dhexdhexaad ahaan. Hal xul istilaab/calaamad saar. 3 jeer maalintii ama in ka badan 2 jeer maalintii 1 mar maalintii 5-6 jeer maalintii 3-4 jeer maalintii 1-2 jeer maalintii Dhowr jeer bishii ama marna 6 Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan b) Immisa jeer ayaa miraha iwm cuntaa? Waxaa loola jeeda nooc kasta oo miro ah (Waxay noqon karaan kuwa goor dhow beeraha laga soo goyay, qaboojiye ku keydsana, ku keydsanaa khasacyo iwm, kariyay, cabbitaan laga sameeyay, la shiiday iwm). Kala duwanaanshada waa suuragal, laakinse sheeg dhexdhexaad ahaan. Calamadeey hal xul. 3 jeer maalintii ama in ka badan 2 jeer maalintii 1 mar maalintii 5-6 jeer maalintii 3-4 jeer maalintii 1-2 jeer maalintii Dhowr jeer bishii ama marna Sigaar-cabbid, tubaako iyo isticmaalka waxyaalaha kale 32. Maalin kasta sigaar miyaad cabtaa? Haa U gudub su’aasha 35aad Maya 33. Mararka qaarkood sigaar miyaa cabta? Haa Maya 34. Sigaar ma cabbi jirtay muddo ugu yaraan ka koobnaa 6 bilood oo taxan? Haa Maya 35. Maalin kasta tubaako miyaa cuntaa? Haa U gudub su’aasha 37aad Maya 36. Ma dhacda in aad mararka qaarkood tubaako cunto? Haa Maya 37. Ma dhacday inaad xashiish ama marijuana isticmaasho? Maya Haa, muddo laga joogo 12 bilood ama in ka badan Haa, laba iyo tobbankii bilood ee ugu dambeeyeen Haa, 30 maalmood ee ugu dambeeyeen 7 Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan 38. Weligaa ma isticmaashay maandooriye aan ahayn xashiis ama marijuana (tusaale. amfetamin, kokain, heroin, ecstacy ama LSD)? Maya Haa, muddo laga joogo 12 bilood ama in ka badan Haa, laba iyo tobbankii bilood ee ugu dambeeyeen Haa, 30 maalmood ee ugu dambeeyeen 39. Daawo takhtar ku soo qoray ma u adeegsatay hab aan loogu talagelin in loo qaato? Waxaa loola jeeda inaad daawada u qaadatay hab usan takhtarku kula talinin, ama aad qaadatay in ka badan qiyaastii lagula taliyay inaad qaadato. Maya Haa, muddo laga joogo 12 bilood ama in ka badan Haa, laba iyo tobbankii bilood ee ugu dambeeyeen Haa, 30 maalmood ee ugu dambeeyeen Khamaar 40. 12 bilood ee ugu dambeeyeen ma iibsatay bakhtiyanasiib ama ku khamaartay lacag? Khamaarka wuxuu noqon karaa tusaale, kuwa loo yaqaanno [trisslott, bingolotto, kasinospel, tips], khamaarka fardaha ama kuwa lamid ah lacagaha lagu khamaaro iyadoo Internetka la adeegsanaayo sida poker ama sharadka. Haa Maya 41. U gudub su’aasha 45aad 12 bilood ee ugu dambeeyeen, ma ku khamaartay lacag aad awoodin in laga helo? Maxaa falkaas ka oran lahayd … Marna Mararka qaarkood Badi ahaan Ku dhowaad mar kasta 42. 12 bilood ee ugu dambeeyeen, ma ku khamaartay lacag badan sida aad ku hesho isla dareenka danabka? Maxaa falkaas ka oran lahayd … Marna Mararka qaarkood Badi ahaan Ku dhowaad mar kasta 43. 12 bilood ee ugu dambeeyeen, maalin kale ma ku noqotay ggobtii khamaarka, adigoo ujeedada tahay inaad dib u hesho lacagtii berri hore laga helay? Maxaa falkaas ka oran lahayd … Marna Mararka qaarkood Badi ahaan Ku dhowaad mar kasta 8 Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan 44. 12 bilood ee ugu dambeeyeen, khamaar dartiisa lacag ma amaahatay ama iibisay shay? Maxaa falkaas ka oran lahayd … Marna Mararka qaarkood Badi ahaan Ku dhowaad mar kasta Khamri-cabbida Khamriga ”alkohol” wuxuu noqon karaa [folköl, mellan-/starköl, alkoholstark cider, vin, starkvin iyo sprit.] Su’aalaha hab taxadarsan oo daacadnimo ku salaysan ugu jawaab. Hal ”galaas” waxaa loola jeeda: 45. Laba iyo tobbankii bilood ee ugu dambeeyeen immisa jeer ayaa khamri cabtay? 4 jeer/toddobaadkii ama in ka badan 2-3 jeer/toddobaadkii 2-4 jeer/bishii 1 mar/bishii ama in ka yar Marna 46. U gudub su’aasha 48aad Immisa ”galaas” (fiiri tusaalaha) ayaa maalin caadi cabta waa markii aad khamri cabbayso? 1-2 3-4 5-6 7-9 10 ama in ka badan Ma aqaano 47. Immisa jeer ayaa lex ”galaas” khamri cabta ama isla wakhti? Maalin kasta ama waxaa la oran karaa maalin kasta Toddobaad kasta Bil kasta Aan badi ahaan ka badnayn hal mar bishii Marna 9 Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan Xaalad-dhaqaaleedka 48. Haddii xaalad dhaqaaleed lama filan ah la kulanto, taasoo ku qasbayso inaad hesho 15 000 karoon, ma kari kartaa? Haa Maya 49. Ma dhacday laba iyo tobbankii bilood ee ugu dambeeyeen inaad bixi wayso kharashyada sida raashinka, kirada, kharashyada kale iwm? Maya Haa, hal mar Haa, dhowr jeer Shaqo, waxbarasho iyo hawl qabsasho 50. Ilaa heerma ayaa wax soo baratay? Dugsiyada biloowga/hoose/dhexe iwm 2-sano dugsi sare ama dusi xirfad 3-4 sano dugsi sare Kulliyada ummadda ama wax la mid ah Jaamacad ama kulliyad aan ka badnayn 3 sano Jaamacad ama kulliyad, 3 sano ama ka badan 51. Maxaa imminka mashquul ku tahay? Dhowr ayaa calaamadeeyn kartaa. Waan shaqaystaa % wakhti buuxa Iskayga ayaan u ganacsadaa Fasax ayaa shaqada ka qaatay ama fasaxa waalidiinta Waxbarasho, tababar Waxkaqabadka suuqa shaqada Shaqo laawe Hawlgab Waxaan qaata kaalmo-dhaqaaleedka jirrada [Sjuk-/aktivitetsersättning] (hawlgab jirro darteed) Muddo dheer ayaan jirro ku qorna (ka badan 3 bilood) Hawl guri Wax kale, sheeg: 10 Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan 52. Shaqadaada ama xirfadaada maxay tahay? Haddii imminka adan shaqayn, qor xirfadda ama shaqada aad berri hore lahaan jirtay. Haddii dhowr shaqo aad lahaan jirtay, qor shaqada ama xirfada ugu wayn. Ku dadaal inaad qorto iyadoo tafatiran. Badalka macallin qor tusaale. Macallin dugsi hoose. Beddelka kalkaalisada caafimaadka, qor tusaale kalkaalisada qallinka. Tusaale: beddelka gaadid-wade qor tusaale bas-wade: Far WAAWAYN ku qor xirfadaada: 53. Hawlahii ugu waa-waynaa ee aad qaban jirtay kuwe ay ahaayeen? Tilmaan hawlahii ugu waa-waynaa ee aad qaban jirtay. Haddii aad tusaale, ahaan jirtay madaxa mashruuc qor tusaale ”waxaan mas’uul ka ahaa sare u qaadka tayada deegaanka shaqada ee xannaanadda waayeelka”. Haddii tusaale, warshad ka shaqayn jirtay qor, wixii aad soo saari jirtay. Haddii aad agasime ahaan jirtay tilmaan nooc agaasimeha aad ahaan jirtay, iyo haddii ay jireen madax kale ka hooseeyay. Tusaale. Agaasimeha waax, waxaana ka hooseeyay madaxda laamaha oo tiradooda saddex ahaa. Hoos waxaa ku qoran dhowr su’aalood loogu talagalay qofka xirfad ku shaqaysta (xitaa haddii imminka jirro aad ku qoran tahay ama ku maqan tahay fasaxa waalidiinta iwm waa inaad ka jawaabtaa). Haddii aadan ahayn qof xirfad ku shaqaysta u gudub su’aasha 58aad. 54. Ma ka walwalsan tahay in saannooyinka soo socda shaqo la’aan kugu dhacdo? Haa Maya 11 Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan Deegaanka shaqada 55. Haddii aad u baaha tagay taageero iyo caawimaad, ma ka hesha dadyoowga aad is la shaqaysaan? Haa, badi ahaan Haa, ilaa heer Maya Ma aqaano 56. Haddii aad madaxa goobta shaqada ugu baahan tahay taageero iyo caawinaad ma ku siiyaa? Haa, badi ahaan Haa, ilaa heer Maya Ma aqaano Madax shaqaale ma qabi 57. Hawlaha shaqada lagu siiyo ma ka heshaa? Aad bey u wanaagsan yihiin Way wanaagsan yihiin Ma wanaagsana mana xuma Ma wanaagsana Way xun yihiin Amaanka iyo Xiriir-bulshodeedka 58. Ma dhacda inaad cabsi darteed dibad u baxa ka gaabsado, in lagu weeraro, dhaco ama siyaabo kale lagu dhibaateeyo? Maya Haa, mararka qaarkood Haa, badi ahaan 59. a) Laba iyo tobbankii bilood ee ugu dambeeyeen ma lagu geystay fal xoog-muquunis ku salaysan? Haa Maya U gudub su’aasha 60aad b) Halkee falkii xoog-muquuniska ku salaysna u ka dhacay? Dhowr ayaa calaamadeeyn kartaa. Goob shaqo/shaqada/dugsiga Guriga Guri kale/xaafadda Goob dadwaynaha ka dhaxeeya/goob fagaare Goobaha laga raaco tareenada, basaska iyo tareenada dhulka hoostiisa mara Meel kale 12 Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan 60. Laba iyo tobbankii bilood ee ugu dambeeyeen ma lagu geystay hanjabaad ama hanjabaadyo ku salaysan xoog taasoo cabsi ku gelisay? Haa Maya 61. 3 bilood ee ugu dambeeyeen ma lagu qaabilay hab ama geystay fal meelkadhac ku salaysan? Maya U gudub su’aasha 63aad Haa, mar un Haa, dhowr jeer 62. Sabab kamid ah sababaha hoos ku xusan darteed ma lagu geystay fal meelkadhac ku salaysan? Dhowr ayaa calaamadeeyn kartaa. Asalkaaga dartiisa Jinsigaaga dartiisa Jinsiga aad ka hesho dartiisa Da’daada darteeda Itaaldarro darteeda Diintaada darteeda Midabka jirkaaga dartiisa Muqaalkaaga dartiisa Sheegashada jinsigaaga darteeda Sabab kale Ma aqaano 63. Ma qabta qof aad ku kalsoon tahay oo aad kala sheekaysan karto dareenkaaga iwm? Haa Maya 64. Ma qabta qof ka caawinno haddii dhibaato aad la kulanto ama aad xannuunsato? Tusaale. Talo ku siiyo, wax ka daymiyo, caawinaad raashin soo gadasho, cillad ka saarid iwm. Haa, mar kasta Haa, badi ahaan Maya, badi ahaan Maya, marna 65. Ma ku la tahay in dadka badidooda lagu kalsoonaan karo? Haa Maya 13 Markii aad buuxinaysaan qoraal-waydiimaha boostada la idinku soo diray ayaa caawinaad ahaan turjumada u adeegsan kartaan 66. Laba iyo tobbankii bilood ee ugu dambeeyeen ma ka qayb qaadatay dhaqdhaq kamid ah kuwa hoos ku xusan? Dhowr ayaa calaamadeeyn kartaa. Goobaabinta waxbarashada/koorso goobaha shaqada Goobaabinta waxbarashada/koorso goobaha wakhtiyada firaaqada Kulamada ururrada shaqaalaha Kulamada ururrada shaqaalaha kale Teater/shileemmo Bandhigga sugaanta Kulammo dineed Xaflad isboorti Maqaal ku qoray wargeys iwm Nooc bannaanbax Xaflad guud tusaale. Goobaha lagu caweeyo iwm Kulan qarabo wayn Xaflad gaar ah Ku sheekaysasho ama bandhigida goobaha warbaahinta bulshodeedka eee casriga sida internet Ka qaybgalay dhaqdhaqaaqa warbaahinta bulshodeedka casriga internet sida ciyaar ama dood iwm Dhaqdhaqaaq Warbixin-shaqsiyeedkaaga 67. Jinsi ahaan maxaad isku haysataa inaad tahay? Lab ka hela dheddig ama dheddig ka hela lab – toosane Qof labada ba ka hela (lab iyo dheddig ba) Lab ka hela lab ama dheddig ka hela dheddig Ma aqaano Nooc kale 68. Sannadkee dhalatay? Sannadka: 69. a) Yaa isku hoy tihiin? Toddbaadka badidiisa yaa isku hoy tihiin. Dhowr ayaa calaamadeeyn kartaa. Qofna Waalid/walaal Say/xaas/la-noole/lamaale Qof kale wayn Carruur Immisa carruur ayaa kula degan? carruur b) Da’da carruurta kula nool waa immisa? Dhowr ayaa calaamadeeyn kartaa. 0-6 sano 7-12 sano 13-17 sano 18 sano ama ka wayn WAAD KU MAHADSAN TAHAY WAKHTIGAAGA QAALIGA AAD NA SIISAY! Qoraal-waydiimaha ku soo dir baqshada ku lifaaqan. 14
© Copyright 2025