Somaliska Goorma samaynayaa mammogramka CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 1 2017-02-15 14:13:54 BA ARITA ANK A K AHOR Waa maxay mammogramka? Vad är mammografi? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha lagu masawirro Sababta mammogramka loo sameeyo ayaa waxay tahay in naasaha laga helo cudurka kaansarka. Haddii daahid la’aan naasaha laga helo cudurka kaansarka hab fudud ayaa loo daaweyn karaa. Takhtarku wuxuu masawirrada ka baarayaa kaansarka naasaha. CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 2 2017-02-15 14:13:54 Kallelse Välkommen till mammo En tid finns grafi bokad för di g. Tid: Plats: 14 maj 2016 , kl 10.30 Vårdcentra len Gamla väge n 89 Besöket ko star/Besök et är gratis: xxx kr Därför är du kallad till m ammografi Alla kvinno r i Sverige i ålde las regelbu ndet till mam rn 40-74 år kallm undersöknin ografi. Det är g av brösten. en röntgenMammogra tidigt hitta fö fi görs för at rändringar t som kan va ra bröstcan Bröstcance cer. r är bland kvinno den vanligaste typen av r i Sverige. cancer Ungefär två all bröstcan tredjedelar cer som up av ptäcks i Sver screening m ig e ed mammog hittas vid rafi. Varje unde rsökning är viktig för di Små föränd n hälsa! ringar i brös ten är därför vik tigt att du gå känns inte utanpå. Det r på mamm styrelsen re og kommende rar att du gå rafi. Socialfår en kalle r varje gång lse. Om brös du tcancer hitta mycket stor s tidigt är chan att du blir bo tad. Unders sen ökningen är frivillig. Så här går undersökni ngen till Du kommer att få svara på några frå av dig på öv gor och du få erkroppen. r ta En rö om det syns några föränd ntgensjuksköterska tit tar ringar på din röntgas ett bröst i tage a bröst. Efte t. r det Rönt Totalt brukar besöket ta cir gen tar cirka 5 minuter . eventuell vä ka 30 minut er, inklusive ntetid. Vill du ha med dig bra. Svaret någon så gå skickar vi he r det m till dig nä på röntgenb r läkarna ha ilderna. r tittat Vägbeskrivn ing Vårdcentrale n, Gamla vä gen 89. Ingång vid Ap oteket. Anmäl dig i receptionen och följ skyltarna mo t ”Mammogr afiavdelning en”. Ombokning Boka en ny tid om du int e kan komm Kontakta os a. s om du har någon funkti nedsättning onseller om du behöver me för din unde r tid rsökning. • Telefon: xx-x xx telefontid: x.x xx xx x-x.xx • E-post: xx x@xx xx.se • Mina vård kontakter (w ww.mina vardkontak ter.se) – E-legitim ation – Engångsk od: xx x Vill du veta mer? Besök 1177 Vårdguiden: ww w.1177.se /mammogr afi Andra språ k / Other lan guages: ww w.1177.se /mammo Dina uppgifte r sparas i jou Vid behov av offentlighetsrna tolk ring xx och sekretess len i ett så kallat kvalite xx xx xx. För mer inf lagen. Vill du tsregister för ormation se inte att dina utvecklingsa www.1177.se uppgifter spa rbete enligt /kvalitetsre Från 23 år erb ras pa tie i ett kvalitetsr ntdatalagen gister juds du scree egi och ste är r så säg till ning mot liv i samband me skyddade enligt moderhalsc d undersök ancer. Från ningen. 40 år erbjud s du screenin g med mamm ografi för tid ig upptäckt av bröstcan cer. CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 3 2017-02-15 14:13:57 BA ARITA ANK A K AHOR Markii aad rugta timaado När du kommer till mottagningen Qoraalka yeeritaanka waxaa ku qoran halka mammogramka aad ka samayn doonto. Qaabilaadda waaxda mammogramka iska diiwaan geli. Kaddib waa inaad fadhiisataa ilaa magacaaga ka maqasho. CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 4 2017-02-15 14:13:57 CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 5 2017-02-15 14:14:00 BA ARITA ANK A K AHOR Hadda waa kolkaaga När det är din tur Markii magacaaga aad maqasho waxaa la gaaray wakhtigii aad mammogramka sameeyn lahayd. Qofka wehelkaaga ahaa goobjoog ayuu baaritaanka ka noqon karaa. CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 6 2017-02-15 14:14:00 CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 7 2017-02-15 14:14:03 BA ARITA ANK A Kalkaalisada caafimaadka ayaa su’aallo ku waydiin doonto Sjuksköterskan ställer frågor – haddii naasaha ay ku xannuunayaan – haddii wax layaab leh aad naasaha ka dareemayso – haddii naasaha kaaga muuqdaan wax layaab ah Kaddib waxaad iska siibaysa dharka dhinaca kor. CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 8 2017-02-15 14:14:03 CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 9 2017-02-15 14:14:06 BA ARITA ANK A Baaritaanka Undersökningen Markii mammogramka la sameeynaayo waad fadhiisanaysaa ama istaagaysaa. Kalkaalisda caafimaadka ayaa ku tusinayso sida aad wax yeeli lahayd. Dhowr daqiiqo ayaa mammogramka lagu sameeyaa. Markii mammogramka la dhammeeyo dharkaagi ayaa gashanaysaa. CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 10 2017-02-15 14:14:06 CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 11 2017-02-15 14:14:09 BA ARITA ANK A K ADDIB Natiijada baaritaanka Svar på din undersökning Kaddib markii takhtarku u daawado masawirrada mammogramka wuxuu ku soo diri doonaa warqad ku qoran natiijada baaritaanka. Dhowr toddobaad gudohooda ayaa warqadda heli doontaa. Haddii takhtarku u shaac-bixiyo wax u baahan in si fiican loo baaro, ayaa waxaa dhici karto in mar labaad aad samayso mammogramka. CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 12 2017-02-15 14:14:09 CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 13 2017-02-15 14:14:12 Warbixin loogu talagalay adiga iyo taageerahaaga oo u baahan warbixin dheeraad Waa maxay mammografiscreening? Mammografiscreening waa qaab la ade egsado markii la doonaayo in daahid la’aan la helo, kaansarka naasaha ee haweenka ku dhaca ee la daaweyn karo, waa markii usan jirin calaamadaha cudurka ee naasaha laga dareemo. Samaynta mammografiscreening waa lagugu yeeri doonaa ee ma aha baaritaan adiga dalban kartid haddii amar qof takhtar ah aan laga haysan sameeynta mammografi screening waa lacag la’aan. Ka qaybgelida waa ikhtiyaari. Haddii mammogramka la adeegsado waxaa suuraggal noqonayaa shaac-bixinta burada naasaha badidooda, kahor inta aan la dare emin calaamadahooda mammografi screening waxay sababtay hoos u dhaca tiradii dumarka ee kaansarka naasaha awgiis u geeriyooday jiray. Waa muhim inaad naasahaaga aqoon u leedahay oona hab joogto ah isaga baarto. Haddii wax kuusan aad naasahaaga ka dare ento, waa in baaritaan awgiis la xiriirtaa rugta daryeel-caafimaadeedka ama rugta naasaha. U yeeritaanka sameeynta mammogramka Dhammaan dumarka da’dooda u dhaxayso 40 ilaa 74 sano waxaa loogu yeeraa in ay sameeyaan mammografiscreening hab joogto ah. CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 14 Warqad ku qoran taariikhda iyo saacadda baaritaanka ayaa lagu soo diri doonaa. Had dii ballanka lagu qabtay usan ku anfacayn waxaad haysataa fursad aad isaga beddesho. Ballan iska beddelka dartiis ayaa khadka taleefanka kula xiriiri kartaa rugta ama gal adeegga elektroonikada ee 1177 Vårdguiden. Haweenka aqoonsigooda qarsoon Laguma yeeri doono haddii aqoonsigaaga u qarsoon yahay. Xaaladdaas waa in adiga la xiriirta rugta naasaha oo kaddib naasahaaga la baara. Baaritaanka kaddib la xiriir rugta waydii natiijada baaritaanka. Qofka adigoo kale ah oo uurka leh ama ubadkaaga naas-nuujinaayo Haddii aad uur leedahay ama ubadkaaga naas-nuujinayso kama xayiri karaan inaad samayso mammografiscreening qiyaasta shaacada mammografiscreening way hoose eysaa. Sidaas awgeed, ma jirto halista shaa cada ee uurjiifka. Haddii aad ubadkaaga naas-nuujiso waxaa fiican in kahor mam mografiscreening aad soo naas-nuujiso ubadkaaga ama caanaha aad ka soo listo naasahaaga. Kahor uma baahnid inaad rugta naasaha la xiriirto. Inkastoo sidaasi tahay haddii aad go’aansato dib u dhigida baaritaanka waa inaad rugta naasaha la xiriirta oo aad qabsa taa ballanka baaritaanka cusub. Adigoo naas-nuujinaayo haddii aad naasaha wax kuusan ka dareento waa inaad takhtar 2017-02-15 14:14:12 la xiriirtaa. Kuus kasta waa in mar kasta la baara xitaa haddii u yahay mid wanaagsan oo aan halis ahayn. gramka waxaa lays barbardhigi doonaa masawirrada raajada ee hore iyo kuwa cusub. Sidatan ayaa mammogramka loo sameeyaa Su’aallo xiriir la leh caafimaadkaaga ayaa baaritaanka kahor lagu waydiin doonaa. Booqashada aqoon-kororsasho Haddii booqashada mammogramka awgeed u baahan tahay wakhti dheeraad ama aad doonayso inaad waaxda timaado baaritaanka kahor sida aad su’aallo u way diiso awgeed, la xiriir waaxda mammo gramka aad ka tirsan tahay. Baaritaanka mammogramka waxaa lagu dhaqaaqa iyadoo la adeegsanaayo qalab raajo gaar ahaan loogu talagalay. Markii naasaha la masawiraayo qadar yar ayaa lay sku keenaa. Masawir-qaadidda waxay qiy aastii qaadataa shan daqiiqo. Booqashada waxay qaadataa qiyaastii nus sac. Masawirrada raajada waxaa baaro laba takh tar oo midkiiba kan kale ka madaxbannaan. Haddii berri hore aad sameeysay mammo Jawaabta shaybaarka iyo natiijada Dhowr toddobaad gudohooda ayaa warqad lagu soo diri doonaa. Haddii baaritaankii mammogramka laga helo cillad, ama aan lagu salayn karin qiimayn sugan, waxaa lagugu yeerayaa inaad baaritaan cusub sam eeyso, badi ahaan hal toddobaad gudihiisa. Ma u baahan tahay warbixin dheeraad? Haddii su’aallo aad ka qabto cudurka kaansarka waxaad khadka taleefanka kula xiriiri kartaa kalkaalisada caafimaadka ee aqoonta gaarka u leh cudurka ee ka hawl gasha Talobixinta cudurka kaansarkt. Taleefan: 08-123 138 00 E-mail: [email protected] Saacadaha taleefan soo dirida: isniin-jimce saacadda 08.30-16.00 Talobixinta awgeed waxaad wici kartaa 1177. Waxaa taleefanka ka qaban doono kalkaalisooyinka caafimaadka oo shaqeeyaan habeen iyo maalin iyo saacad kasta. Tan kale adigoo webka adeegsanaayo ayaa su’aasha qori kartaa – hal sac gudaheeda ayaa lagu soo jawaabi doonaa. Warbixin dheeraad kala xiriir 1177 Vårdguiden: www.1177.se CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 15 2017-02-15 14:14:12 Warbixin dheeraad Waxaad ka heleysaa webka 1177 Vårdguiden: www.1177.se. Warbixin dheeraad oo ku saabsan mammogramka iyo kaansarka ayaa ka aqrisan kartaa. Waxaad khadka taleefanka kula xiriiri kartaa Talobixinta kaansarka su’aallo waydiin kartaa ama cudurka kaansarka ka hadli kartaan. Warbixintaan waxaa soo diyaariyay oona soo baaray Xarunta cudurka kaansarka gobolka Stockholm – Gobolka Gotland wadashaqaynta Isbahaysiga qarmeed FUB (Ururka carruurta, dhallinyarada, dadka waaweyn ee qaba itaaldarro). CancerC_Mammografi_A5_somal.SLL.SV.indd 16 Nofeembar 2015 Lambarka taleefanka waxaa weeyaan 08-123 138 00. 2017-02-15 14:14:12
© Copyright 2025