Tuberkuloosin seulontaohje asiakkaalle: somali

TAMPERE
Lasten ja nuorten terveyspalvelut
Opiskeluterveydenhuolto
1 (2)
Tuberkuloosin seulontaohje asiakkaalle: somali
9/2015
Waa in aad keydsataa ogeysiintan.
Tus ogeysiintan kalkaalisada ama dhaqtarka.
OGEYSIIN KU SAABSAN TIIBISHADA IYO BAARITAANKEEDA
Maxat tahay sababta laguusiiyey ogeysiintan?
Finland cudurka tiibishada waa mid aad oogu yar. Daaweyn fiican darteed ayaa inta badan cudurkan lagu tirtitay. Waxaad
katimid waddan dadka badanaa ama qaarkiis ay u jiradaan cudurka tiibishada. Waxaa laga yaabaa in aad qabtid tiibishada
oo adoo ogeyn ay dadka kuu dhawi kaa qaadi karaan. Caafimaadkaaga iyo dadka kuu dhow dhow caafimaadkooda waxaa
muhiim u ah in haddii aad qabtid tiibishada si dhaqso ah loo ogaado si lagaaga daweeyo.
Korkean tuberkuloosin ilmaantuvuuden maat. Please check the list of countries with high tuberculosis
incidence count. Myös Viro luetaan korkean tuberkuloosin (TB) riskin maaksi. Please note that Estonia
is listed as a high tuberculosis incidence country. Finland waxaa ladoonayaa in caafimaadka ajaanibta ladaryeelo.
Sababtoo ah waxaad dooneysaa in aad in kabadan seddex bilood joogtid Finland, waxaad xaq u leedahay in sawirka
sambabada ”Raajitada” lagaa qaado. Sawirkaas ma aha mid lagugu qasbayo. Sawirka sambabada waxaa lagu
ogaanayaa in aad tiibishada qabtid calaamadahooda.
Sawirka sambabada ”Raajitada”
Tiibishada sambabada waxaa lagu ogaadaa sawirka sambabada ”Raajitada” sawirakaas waa mid ammaan ah. Qofka uurka
leh waa in uu sheegaa in uu uur leeyahay inta aan sawirka lasaarin. Qofka dumarka ah ee uurka leh oo aan lahayn xanuun
kale waxaa sawirka laga qaadayaa bilaha uurka u dambeeya. Sawirka sambabada ”Raajitada” waxaa lagaaga qaadayaa
magaalada aad deggan tahay xarunteeda caafimaadka, sawirkaasna waa mid lacag la`aan ah. Haddii sawirkaas sambabka
uu kaduwan yahay sambabada kale waa lagula soo xariirayaa, waxaana laguu dirayaa baaritaano kale.
Sida oogu dhaqsaha badan isugu soo siiwan geli in sawika sambabada ”Raajitada” lagaa
qaado!
Ogeysiintaan tus xarutaada caafimaad / kalkaalisada raajada. Macluumaadka xaruta caafimaadka / raajada:
Keuhkokuvaus tehdään opiskelijoille Hatanpään kantasairaalan kuvantamisyksikössä, osoite Hatanpäänkatu 24, 0. kerros, arkipäivisin maanantaista perjantaihin klo 12 – 15 ilman lähetettä ja ajanvarausta.
Ottakaa mukaan tämä ohje sekä henkilöllisyystodistus. Näyttäkää tämä tiedote kuvantamisyksikköön
(röntgeniin) tullessanne. Myös perheenjäsenet voivat hakeutua keuhkokuvaan tämä tiedote mukanaan;
jos kuvausta ei ole tehty muussa yhteydessä.
The chest X-ray will be taken in Hatanpää Hospital Department of Radiology (kuvantamisyksikkö). The
address of the hospital is Hatanpäänkatu 24, the radiology department is located on the ground floor. Xrays are taken Mondays to Fridays from 12pm to 3pm without appointment or referral. Please take this
leaflet and your ID with you. Members of your family are also entitled to a chest X-ray with this leaflet.
Hatanpään sairaala- alueen kartta. See the map of the Hospital area in Hatanpää.
Bussit Hatanpään kuvantamisyksikköön; linjat 11, 21, 33
Buses to the Hatanpää Hospital Department of Radiology: lines 11, 21, 33
Calaamadee lagu gartaa tiibishada?
Tiibishada sambabada waxa oogu muhiinsan ee lagu garto waa qufac muddo dheer kuhayey in kabadan seddex wiik, kaaso
o waqti kadib isu badala xaaqo. Marka aad qufacaysi waxaa laga yaabaa in qufaca uu sooraaco xaaqo jaalle, bunni, ama
uu yahay qufac dhiig wata. Cudurka markuu kugu faafana waxa uu keenaa in neeftu kugu dhegto iyo laab xanuun. Qofka
qaba tiibishada waxa uu yeeshaa qandho badan, in uu qofku caatoobo iyo dhidib badan oo habeenkii ah, waxaa laga
yaabaa in uu cunta cunidu yaraato oo uu tabar beelo. Calaamaduhu waa kala nooc waxa ay ku xiran tahay jirkiisa ama uur
kujirtiisa qayntee baa jiran. Carruurtu cudurka tiibishada waxa uu u keenaa in kobocooda iyo koritaankooda uu daahiyo.
Maxaad samaynaysaa haddaad hadda ama mardambe aad isku aragto calaamada tiibishada?
Si degdeg ah oola xariir xarunta caafimaad ee xaafadaada. Waa lagama maarmaan in dhaqtarku kubaaraa. Baaritaanka
dhaqtarku waa lacag la`aan. Baaritaankan maha mid ay Xafiiska socdaalka ”Ima gareeshinka” uu ogaanayo .
Tampereen kaupunki
PL 98
33201 TAMPERE
Puhelin
Faksi
03 565 713
03 5656 5149
[email protected]
www.tampere.fi
Y-tunnus 0211675-2
TAMPERE
Lasten ja nuorten terveyspalvelut
Opiskeluterveydenhuolto
2 (2)
Tuberkuloosin seulontaohje asiakkaalle: somali
9/2015
Maxay tahay tiibishadu?
Tiibishadu ma aha mid aad adiga isukeeneysid. Tiibishadu waa cudurada lagala qaado. Cudurkana waxaa keena
bakteeriyada loo yaqaan Mycobacterium tuberculosis. Inta badan tiibishadu waxa ay ku dhacdaa sambabada waxa ayna ka
samaysataa deggaan jeermis ah, jeermiskaas oo ku faafa dhiigga ama dheecaanada waxa uuna ugudbaa jirka sida
qanjirada, xiidmaha, maqaarka ama neerfooyinka, waxaa lagayaa in iskumar tiibishada ku dhacdo sambabada iyo jirka
intiisa kale.
Sidee tiibishada loo qaadaa?
Tiibishada waxaa loo kalaqaadaa neefsashada hawada qof neeftiisa qof kale. Bakreetiyada tiibishadu waxa ay ku faafaysaa
hawada, marka uu qof qaba tiibishada sambabada uu hadlo, uu heeso, uu qufaco ama uu hindhiso. Markaas waxaa laga
yaabaa in qofka qolka ama meesha lajoogo uu bakteeriyadii ay sambabadiisa ku faafto marka uu hawada qaato. Dadka wax
badan meel la joogo qofka qabdo jiraan waxaa laga yaabaa in uu qaado. Qatarta oogu weyn ee lagu qaado waa qoyska isla
deggan haddii qof kamid ah qabo cudurkan tiibishada.
Yaa u xanuunsada tiibishada?
Dadka qaada tiibishada tobankii qofba hal qof ayaa cudurkan tiibishada u xanuunsada. Cudurkan waxaa si fudud oogu
xanuunsada xarruurta kayar 5-sano, dhalinyadada qaangaarka ah, dadka waayeelka ah, dadka uu jirkoodu ku yar yahay
iska difaacidda cudurada.
Sidee ayey si daqso ah isku badashaa tiibishadu cudur ama jiro?
Carruurta ka yar 5-sano een laga tallaalin tiibidhada marka ay qaadaan tiibishada waxa ay cudur ahaan ama jiro isku
badashaa marka ay qaadeen wiig kadib ama bil kadib, cudurkana si deg deg ah ayuu oogu faafaa. dadka qaan gaarka ah
ee sidooda kale caafimaad qaba, waxa tiibishadu isu badashaa cudur ama jiro sida caadiga ah sanad ama laba sano.
Tiibishadu waxaa laga yaabaa in marka aad qaado ay curud ama jiro isu badasho toban sano kadib. Xusuusnow
calaamadaha lagu garto tiibishada.
Meeshee iyo sidee baa loobaaraa tiibisgada?
Baaritaanka waxaa laga bilaabayaa xarunta caafimaadka, xarunta daryeelka caafimaadka ardayda, ama xarunta daryeelka
caafimaadka shaqaalaha. Baariaanka waxaa laga sii wadaa isbitaalka. Carruurta waxaa lagu baaraa isbitaalka qaybta
cudurada carruurta ama qaybta daaweynta. Dadka waaweyn ee qaba tiibishada sambabada waxaa lagu baaraa isbitaalka
qaybta cudurada sambabada ama daweynta. Hadii laga shakiyo in aad qabto tiibishada sambabada waxaa baatiraanka laga
bilaa in sambabada sawir laga qaaro ”raajito” xaaqo lagaa qaado oo labaaro. Xaaqadaas waxaa lagu sameeyaa
midabeynta tiibishada waana labeeraa. Haddii loobaahdona xaaqadaas waxaa lagu sameeyaa baaritaan dhaqso ah oo
tilmaamaya hida sidaha tiibishada. Mar mar waxaa loobaahdaa in tuumbo lagu geliyo oo sambabada la fiiriyo ama sawir
laga qaado laablaabyada sambabada. Marka tiibishada laga baarayo meel aan ahayn sambabada, waxaa lasameeyaa oo la
isticmaalaa hababa kala duwan, waxaa kaloo lasameeyaa xubinta cudurka uu ku dhacay waxaa laga qaadaa cad tijaabo ah
ama dheecaan.
Habkee tiibishada loo daweeyaa?
Tiibishada waxaa lagu daweeyaa daawooyin. Marka hore daawooyinku waa ugu yaraan afar daawood. Tiibishada caadiga
ah waxa ay daaweyteeda qaadataa ugu yaraan lix bilood. Tiibishada si wanaagsan baa looga dawoowaa, waa haddii waqti
fiican cudurka la ogaado oo daaweyntii sidii loodu talagalay noqoto. Finland daaweynta tiibishada waa ay ku wanaagsan
tahay daaweyntaasna waa lacag la`aan ama bilaash .
Halkan ka aqriso macluumaad dheeri ah oo tiibishada ah:
www.tuberkuloosi.fi
http://www.filha.fi/suomi/julkaisut/tuberkuloosi/yleisesite_ja_potilasohje/
http://www.tampere.fi/sosiaali-ja-terveyspalvelut/terveyspalvelut/koulu-jaopiskeluterveydenhuolto/opiskeluterveydenhuolto/terveydenhoito/tuberkuloosi.html
http://www.tampere.fi/en/social-and-health-services/healthservices/school-and-student-healthcare/student/important.html
Tampereen kaupunki
PL 98
33201 TAMPERE
Puhelin
Faksi
03 565 713
03 5656 5149
[email protected]
www.tampere.fi
Y-tunnus 0211675-2