BARASHADA AFKA, MUJTAMACA IYO DHAQANKA FINNISHKA MACLUUMAAD KU SAABSAN WAXAAD KA HELEYSAA NETKA Afka finnishka (adigoo kaashanaya afka ingiriiska) Mar kale aan Kulanno Buugga afka finnishka, oo lagu lifaaqay fayl maqal ah (loona kaashaday afka ingiriiska) http://h105.it.helsinki.fi/FinnishForForeigners/parts-index.htm Funzi (mobiili) Funzi (Applikeyshan) Ayadoo kooban afka Finnisha, dhaqanka iyo arrimaha shaqada oo af ingiriis ah, wuxuu ku soo baxayaa oo kale afafka carabiga, soomaaliga iyo faarska. http://funzi.fi/ Digitaldialects Barashada weedhaha qeybihooda kala duwan. http://www.digitaldialects.com/Finnish.htm Kielen oppiminen (tukikielenä suomi, tukihenkilön avustuksella) Barashada afka (adiga oo kaashanayo finnishka, qofna kugu taageerayo) Supisuomea =Finnish asli ah Afka funnusha koorso netka ah http://oppiminen.yle.fi/suomi-finnish/supisuomea 1 Käytännön suomea= Isticmaalka finnisha Macluumaadka barashada afka finnishka waad daabacan kartaa http://www.helao.fi/kats-materiaalit/ Koti Suomessa= Gurigeyga Findland Macluumaad barasho afafka Finnishka, iswidhishaka iyo dhaqanka iyo shaqada waa haddii aad iska diiwaan geliso waad keydsan kartaa intii aad ka gudubtay. Waxaadna isticmaali kartaa adigoon is diiwaan gelin. https://www.kotisuomessa.fi/web/guest?saveLastPath=0&redirect=/group/aikis Kuvasanakirja maahanmuuttajille: Eraybixiye sawir ah oo loogu talagalay ajaanibta Eraybixiye sawir ah oo loogu talagalay ajaanibta. http://papunet.net/materiaalia/kuvasanasto-maahanmuuttajille Yhteiskuntataidot ja kulttuurintuntemus Macluumaad arrimaha mujtamaca iyo aqoonsiga dhaqanka Infopankki 12 adeeg netka ah, kaaso o ku dhameystiran qeybaha kala duwan ee nolosha. http://www.infopankki.fi/ Suomi.fi Adeeg netka ah maamulka dowliga ah, kaaso o lagu soo koobay macluumaadka Finlans kuwaas oo muhiim u ah adeegyada muwaadiniinta. http://www.suomi.fi/suomifi/english/state_and_municipalities/finland_essentials/i ndex.html 2
© Copyright 2024