Blankett - Norrköpings kommun

Anmälan till modersmålsstöd/undervisning
(inför start på hösten, lämnas till skolan senast 25 maj)
Codsiga barashada /caawimaada luqadda hooyo(kahor bilowga
deyrta,waa in loo gudbiyo dugsiga ugu dambeyn 25 maajo)
(Jag vill att…
waxaan codsanayaa
_____________________________
(elevens namn) magaca ardayga
_____________________________
(personnummer)
personnumberka
Skola:
dugsiga
Klass:
fasalka
deltar i modersmålsstöd/undervisning i språk ………………..………
Ka qeyb qaadashada barashada/caawinaada afka hooyo.
ja (haa)
nej (maya)
Datum: 20……-…........-……....
taariikhda
Målsmans namn
magaca waallidka
Adress
cinwaanka
Telefon
telafoonka
Målsmans e-postadress
emailka waalidka
Inlämnas till klassföreståndaren/skolans rektor!
codsiga waxaa loo gudbinayaa maamulaha dugsiga ama horjoogaha fasalka.
Fiiro gaar ah.
Mar haduu ardaygu codsado waa jaajib ku ah kaqeyb qaadashada ilaa waalidka laga helo cadeyn
qoraal ah inuu ardaygu dhigan doonin barashada afka hooyo iyo caawinaadaba,taasina waa in
alsameeyaa ka hor inta uusan bilaaban sanad dugsiyeedka cusub.
OBS! Anmälan är bindande och gäller tillsvidare, tills målsmannen skriftligt meddelar att
modersmålsstödet/undervisningen skall upphöra! Detta kan göras inför en ny termin eller ett nytt
läsår.
Waa maxay muhiimada barshada luqadda hooyo
Waa muhiimad aad u weyn inu ardaygu horumariyo afkiisa hooyo,taa
waxay sahleysaa horumarinta luqadda iyo barashada maadooyinka
kale.Barashada afka hooyo waa aqoonsiga ardayga iyo horumarka
garaadkiisa .Taasi waa muhiimad aad u balaaran siaaysan u lumin
luqadii hooyo.Adeegsiga ardaygu adeegsado afkiisa hooyo wuxuu
ardaygu awood u heleyaa inuu qaato dhaqankii iyo hidihii
waalidkiisa,iyo inuu la xiriiro ehelkiisa iyo saaxiibadiisa ku sugan
wadankii hooyo.sidaas darteed waxaa muhiim ah inuu ardaygu barto
horumariyana luqada looga hadlo wadankiisa hooyo.Caawinaada
waalidka iyo barayaasha waxey sameyneysaa micno weyn.Xaq ayuu
ardaygu u leeyahay barashada luqadda hooyolaga bilaabo fasalada
koowaad ee dugsiyada xanaa iyo kuwa barbaarinta (lex jirada) waxaa
taas loogu yeeraa kaqeyb qaadashada caawinaada luqada
hooyo.Dhamaan dugsiyada /iskuulada dawlada kama codsadaan
barashada luqada iyagoo soo marayo xafiiska luqadaha(IKSE).Laga
bilaabo fasalada koowaad ee dugsiyada hoose ilaa kuwa sagaalaadka
waxaa labarayaa luqada hooyo, ardayda waa waaweyn iyo ku yarya ee
ku hadla luqad aan ahey tan iswiidishka waxey xaq u leeyihiin
barashada afkooda hooyo.Ardayda ka tirsan qoowmiyadaha ku yar
wadanka iyo kuwa lasoo hantay waa in lasiiyaa aqoonta as aasiga u ah
luqadooda xataa haddanan looga hadlin guriga.Ardayda baraneysa
afka hooyo waxey xaq u leeyihiin in lasiiyo ama laga caawiyo
maadooyiinka kale hadii aay u baahan yihiin,go`aan kane waxaa leh
iskuulka.
Nidaamka.
Barashada afka hooyo waa mid ardaygu u madax banaan yahay,hadii
aaysan jirin arday badan iskuulka uu dhigto ee aan sameyn karin koox
baraneysa afka hooyo waxaa lysugu geynaa iskuul kale.
QIIMEYNTA IYO SHAHAADADA.
Ardayda kaqeybqaadata barashada afka hooyo waxey xaq u leeyihiin
iney helaan qiimeyn qoraal ah laga bilaabo fasalka koowaad ee
dugsiga hoose,sidoo kale ardayda fasalada laga bilaabo lexaad waxey
xaq u leeyihiin qiimeyn iyo shahaado.Shahaadada waxey laqiimo tahay
shahaadooyiinka madooyiinka kale markuu ardaygu codsanayo
dugsiga sare.
Somaliska
IKSE
Interkulturella språkenheten
IKSE
Interkulturella språkenheten
Postadress:
Norrköpings Kommun
Interkulturella Språkenheten IKSE
601 81 Norrköping
Besöksadress:
Bråddgatan 11
602 22 Norrköping
Verksamhetschefer:
Assistent:
E-post:
WWW:
Gert Skärlina tel: 011-15 34 13
Rakel Parö Gustafsson tel: 011-15 34 33
Susann Andersson tel: 011-15 34 11
[email protected]
www.norrkoping.se/ikse
MODERSMÅL
ANMÄLAN TILL MODERSMÅLSSTÖD/UNDERVISNING